Dhacdo naxdin leh: Hooyo iyo todoba caruur ah oo ku dhintay hoobiye ku habsaday

Iyadoo dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood uu sii xoogeysanayo saacadba saacada ka dambeysa ayaa waxaa sidoo kale sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalkaas. Dhacdooyinka naxdinta leh ee laga soo werinayo dagaalka ka holcaya magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka mid ah qoys ka kooban hooyo iyo todoba caruurteeda ah oo ku naf waayey madfac … Continue reading Dhacdo naxdin leh: Hooyo iyo todoba caruur ah oo ku dhintay hoobiye ku habsaday